Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa socdey mudo ku dhawaad laba bilood ah kaas oo Ardeyda lagu barayay Diyaargarowga Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad Degmada Berdaale sidii ay u noqon lahaayeen kuwa ku guuleysta hadafkooda
Ardeyda ayaa waxay ka kala imaadeen iskuulada ku yaala Degmada Bardaale waxaana bixinaayay Macalimiinta iskuulada si Ardeyda loo siiyo sidii ay u guuleysan lahaayeen maadama hada u gudbayaan dugsiga sare kana gudbayaan Dugsiga dhexe
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi