Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo aheyd mid lagu xusayey maalinta Duumada aduunka oo ujeed keedu ahaa in bulshada lagaga wacyi galiyey halista Cudurka iyo xakamayntiisa ayaa lagu qabtey magalada garoowe Xarunta Dowlada Puntland.
Waxaana ka soo qeyb galey Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland Wasiirka Wasaarada Cadaalada Gudoomiyaha Gudiga dhaqqalaha barlamaanka Puntland Madaxa Caafimaadka Hay’adda dhaqaatiir Wagaradka Magalada iyo bulshada inteeda kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir