Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hayadda Tayadhowrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu daahfurtay tartanka Abaalmarinta Tayada Qaranka oo u furan dhamaan shirkadaha ka shaqeeya dalka.
Munaasabada oo ay soo qabanqaabisey Hayadda Tayadhowrka Qaranka ayaa waxaa shirkadaha loogu baaqey in ay si dahfuran uga soo qeybgalaan tartanka waxaana shirkadihii ku guuleysta ay si toss ah ugu gudbi doonaan Tartanka Suuqa bariga Afrika
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani