Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankaani oo looga arinsanaayey Sidee Magalada Baraawe iyo Degaanada hoosyimaada looga Sifeyn lahaa waxyaabaha Maanka dooriya ee ay keenan qaar ka mid ah Ganacasatada degaanka Dhibaatana ku ah Mustaqbalka Dhalinyrada mararka qaarna sababa Amni daro ayaa Waxaa lagu qabtey Xarunta Maamulka degmada.
Waxaana kulanka goob joog ka ahaa Maamulka degmada Baraawe Odayaasha dhaqanka degaanka ganacasato iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir
Audio Player