Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaani oo aheyd mid lagu dooranaayey Gudoomiyaha Cusub ee Ururuka daryeel naafo ee laga qabtey Iskuulka sare ee Sheikh Cali Daahire magalada Boorame ayaa waxaa ka soo qeyb galey Waxgaradka Magalada Maamulka Degmada Dadka baahiyaha gaarka qaba ee kunool magalada Borama iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir