Dhismaha Wadooyinka Laamiga Baydhabo Oo Meel Wanaagsan maraya.

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Abdullaahi Ali Watiin oo ka duulaya dardargelinta dhismaha Wadooyinka ka socda Magaalada ayaa booqdey Wadooyinka Cunaay, iyo tan Sodonka isku xirta oo Laami Casri ah la saarayo isagoo u kuur galay sida ay u socoto shaqada

Gudoomiye Abdulaahi Ali Watiin ayaa Xog wareystey Engenrada gacanta ku haya dhismaha Wadooyinka halka ay marayaan iyo Horumarada laga gaarey, isagoo ku booriyey in la dedejiyo dhismaha wadooyinka Laamiga ah oo Muhiim u ah isku socodka dadka iyo Gaadiidka

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here