Ardayda Iskuulka Al-Micraj Oo Baraatiko ku qaatay Isbitaalka Tiirow Magaalada Baydhabo.

0
17

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah ardeyda Barata Cilimga Caafimaadka ee Machadka AL-Mircraaj ee Magalada Baydhabo ayaa Loo Qabtey Tababar Aqoon Koraris ah Kaasi oo ay ku qaadaneyeen si Baraatikad qeybaha kala duwan ee Caafimaadka sida Emergency sheybaarka iyo Qeybaha aasaasiyaadka iyo kuwan keloo badan.

Waxaana ardeyda ay Qeybaha Baraatikada ku qaateen Isbitaalka Tiirow ee Baydhabo Ayigona ay goob joog ka ahayeen Maamulka guud ee isbitaalka iyo Maamulka iyo Macalamiinta Ardeyda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here