Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Koonfru galbeed Soomaaliya ayaa dahfurtey Todobaadka Talaalka taasi oo la qabto 24-ka ilaa 30 Bisha April ee sanad walba
Munaasada dahfurka waxaa ka qeybgaley Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Koonfurgalbeed Soomaaliya Ururada Caafimaadka iyo Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Caafimaadka Soomaaliya
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani