Shirka Horumarinta Degmada Afgooye Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Howlaha guud ahna Gudoomiyaha Gudiga Qorshaynta dhulka Magaalooyinka KGS ayaa shir gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen gudiga dhulka.

Kulanka waxaa looga hadlay dadaalada Dowlada ee hagaajinta nidaamka dhulka magaalooyinka, Qorshaha magaalada Afgoye iyo Qorshaha horumarinta magaalooyinka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here