Iskuul laga hirgeliyey Deegaanka Baladul-amiin Degmada Gaalkacyo Oo Xariga Laga jarey

0
4

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan Lagu xariga jaraayey Dugsiga Hoose dhexe ee Deegaanka Baladul-amiin Ee Hoostaga Degmada Gaalkacyo kaasoo dadka deegaanka ay si xilqaan ah ku dhisteen maaadama deegaanka mar dhow la aasaasay Bulshadana ay u baahan yihiin adeegyada Muhiimka u ah Waxbarashada ugu horeyso

Xaflada Lagu Xarig jaraayay Iskuulkan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiiro ka tirsan Galmudug Xilibaano Maamulka Degmada Gaalkacyo kan Gobolka Aoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanka Baladul-amiin Maamulkooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here