Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Buundo yar oo dhex marta Xaafadda Buula Nuuri ee Magaalada Baydhabo oo Muhiim u ah Isticmaalkeeda Bulshada Xaafadda ayaa Xiliyada Roobabka keenta Biyo Xoog badan, kuwaas oo kala jara isku socodka Bulshada.
Bulshada Xaafadda ayaa sheegay in buundadani xiligii ay keento Biyo loo adeeg doonaan Karin Suuqa, iyadoo xitaa dadka qaar isku gudbi Karin, taas oo saameyn weyn ku yeelatey.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday