Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Soomaaliland ayaa qabatay Barnaammijka wacyi-galin ah oo ku saabsan sidii Bulshada ay ula dhaqmi lahaayeen dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku dhaqan guud ahaan Soomaaliland
Barnaamijkaan oo wajigiisa koowaad lagu soo qabtey Hargeysa ayaa maantana lagau qabtey Degmada Salaxley waxaana halkaasi ka soo qeybgaley masuuliyiin ka socotey maamulka Wasaarada Wasaaradda waxbarashada Soomaalialnd
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani