Ololaha Wacyigelinta ka hortaga adeegsiga Bacaha Oo Muqdisho laga bilaabay

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Ololaha wacyigelinta wajiga labaad ee Todobaadka ka hortagga adeegsiga bacaha iyo ilaalinta bad qabka Deegaanka si kor looga qaado wacyiga Bulshada.

Ololaha ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiru dowalah wasarada degaanka iyo isbedelka cimalada Agaasimaha guud Ee wasaarada , bulushada qeybahada kala duwan iyo Hey’adaha ka shaqeeya Arimaha Deegaanka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here