Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ololahan Wacyigelinta ayaa loogu danleeyahay sida ay tahay in loola dhaqmo Ardeyda Carruurta ee Baahiyaadka gaarka ah qaba waxaana la siiyay Bulshada kale si loo ilaaliyo Xuquuqdooda islamarkaana aan lagu takoorin Naafanimada islamarkaan Waalidiinta lagu baraarujiyey in Caruurta geeyaan goobaha Waxbarashada
Barnaamijkan Wacyigelinta dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa waxaa laga sameeyey iskuulada Magaalada Balligubadle kuwaas oo ay ku jiraan Carruur baahiyaadka qaba sidii ay u heli lahaayeen Xuquuqdooda lagana hortago wax kasta oo dhibaatayn kara Caruurta
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady