Ololaha dhireynta Deegaanka Oo laga dah-furey Magaalada Baydhabo

0
14

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay ayaa waxaa lagu daah-furey Barnaamijka Ololaha Dhireeynta iyo Agaarinta Deegaanka, kaas oo Guud ahaan laga Fulin Doono Deegaanada Koonfur Galbeed.

Wasaaradda Deegaanka iyo Ibadelka Cimilada Koonfur Galbeed oo ka taagyeera Hay’adda World Vision ayaa Hirgelinaya Barnaamijka Ololaha Dhireeynta iyo Agaarinta Deegaanka.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here