Maandooriye lagu qabtey Degmada Salaxley Oo la soo Bandhigey.

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciidanka Police-ka degmada Salaxley ayaa howgal ay sameeyeen waxaa ay klu soo qabteen 107 LR( Liitir) oo Khamriga noocyadiisa kala duwan ah kuwaas oo si sharci daro ah lagu soo galiyey sida Police-ka ay sheegeen Salaxley

Sidoo kale ciidanka ayaa qabtey Gaarigii ay saarnaayeen Maandooriyaasha iyo Daraawalkii wadey waxaana Police-ka ay sheegeen in maxkamad la soosaari doono dhamaan dadkii ka danbeeyey in soomaaliland la soogaliyey maandooriyaasha

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here