Kulanka Ansixinta Habraaca Xalinta khilaafaadka Dhulalka Oo lagu qabtey Baydhabo

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kulan lagu Ansixinaayey Habraaca Xalinta khilaafaadka dhulalka Dowladda Hoose ee ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galay,Wsiirada Wasaaradaha, Qorshaynta,Cadaalada iyo Howlaha guud

Habraacan xalinta khilaafaadka dhulalka Degmada ayaa ah habraac ay isticmaali doonan gudiga dhulka Degmada Baydhabo si loo kordhiyo Xalinta khilaafaadka ka dhasha is qabqabsiga dhulalka waxaanaa soo diyaarisay Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haate Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here