Jaamacad Cusub Oo laga hirgeliyey Degmada Ceelberde

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa waxaa lagu qabtay Munaasbad si rasmi ah loogu daahfurayey faraca cusub ee Jaamacadda Lukenya, taas oo ay Fudadeyn doonto Hilidda Waxbarasho ee Ardeyda Magaalada.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb-galy Bahda Waxbarashada, Caafimaadka, Odayaalka Deegaanka, Haween, dhalinyaro iyo Marti sharf kale ee lagu Casuumey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here