Maxaabiista Xabsiga Kismaayo Oo Adeeg Caafimaad la gaarsiiyey

0
6

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Maxaabista ku Xiran Xabsiga dhexe ee Degmada Kismaayo ayaa waxey qaar ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaalada Magaalada oo kaa shanaya Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka ay u fidiyeen Baaritaano iyo Daaweyn iyagoona sidoo kale siiyay Wacigelino la xariira Caafimaadkooda.

Waxaana Barnaamijka Daryeelka Caafimaad ee laga fuliyey Xabsiga Dhaxe Kismaayo looga wada Faaideeyey dhamaan Maxaabista iyo ilaalada Xabsiga si looga war haayo Caafimaadkoda.

Warkung Waliba nig haate Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here