Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah kalluumeysatada magaalada Hobyo ayaa lagu wareejiyey Doomo-kalluumeysi si ay uga faa,ideystaan kheyraadka badda ayma wax soo saarkooda ugu maareeyaan nolasha reerahooda
Hay’ada Qatar Charity ayaa doomahaan iyo qalabka kale ugu talagashey kaluumeysatada Hobyo in ay ugu dhiirogaliyaan shaqooyinka dhanka wax soosaarka ah ee ay hayaan
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani