Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si loo balaariyo Wadada hlabowlaha Ee Magaalada Laascaanood oo dadka ay ku dhisteen Goobo Ganacsi taas oo wadada Ciriiri ka dhigtey Dawladda Hoose ee Laascaanood ayaa howlgal ku burburisay Goobahaas Ganacsi ee sida sharca darada ah loogu dhistey
Goobaha Ganacsi ee la burburiyay ayaa dhibaata ku ahaa Bilicda Nadaafada Magaalada iyadoona Dowladu dooneyso in ay hirgeliso Wadooyin Casri ah in kastoo ay jiraan dad danyar ah Saameyn ku yeelatey maadaama goobtii ay Ganacsanayeen laga dumiyey
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady