Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan Dood Wadaag ah Oo ay Soo Qaban qaabisay Hey’adda GREDO Ayaa looga hadlaayay xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed iyo sidii ay u heli lahaayeen waxyaabaha ay xaqa u leeyihiin madaama aya la kulmaan dhibaatooyiin badan iyo la xoojiyo dhameystirka baahiyaadkooda
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Hay’adda Greedo, Wasiiro ka tirsan Wasaaradaha caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koofurta Soomaaliya, Dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyadoona halkaasi Madax Su,aalo laga weydiiyey waxyaabaha ay ka qabteen Xuquuqda Caruurta
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi