Degmada Waajid Oo laga Dah-furey Kulan Ciyaareedka Koobka Nabada.

0
12

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Kulan Ciyaareedkani oo looga Magacdarey Koobka Nabada ayaa loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha ka dhisan Degmada Waajid ee Gobolka Bokool ayaa waxaa goob joog ka ahaa Daah-furkiisa Gudoomiyaha Gobolka Wasiirka  Arimaha Gudaha KG Madaxda Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada.

Uga horeyn Gudoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bokool Maxmed Macalin Yuusif ayaa ka hadley ujeedka iyo muhiimada laga leeyahay Kulan Ciyaardeedkaani.

Warkung Waliba nig haate Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here