Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda Iskuulaadka kuwa Dowladda ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo daah-furey Tartan Ciyaareed ay ka qeyb-gali doonaan Kooxyaha Ciyaareed ii ka dhisan Gudaha Iskuulaadka kala duwan.
Tartan Ciyaareedkan oo loogu goleeyahay is dhexgalka Ardeyda ayaa waxaa Soo qaban qaabiyey Maamuliyaasha iyo Godoomiyaasha Midowga Ardeyda Iskuulaadka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday