Roobab ka da’ay Baydhabo oo sameyn ku yeeshay qiimaha Khudaarta.

0
11

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Sare u kacan ku yimid qiimaha yaanyada iyo qudaarta kale ee suuqyada magaalada Baydhabo ayaa sababaha ugu waaweyn ee arrintan keentay ay yihiin roobabk Gu,ga oo ka da,ayeen wadooyiinka la soo marsiin lahaa qudaarta aanan waqtigan laga heleynin suuqyada lagu iibiyo khudaarta kala duwaan .

Sicirka khudaarta ee sare u kacay ayaa saameyn ku yeeshay dadka dan yarta ah ee ku nool magaalada Baydhabo, Khudradda cagaaran ee haatan suuqyada aan oolin ayaa waxaa ka mid ah Yaanyada, liinta, Basasha iyo bardharada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here