Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladda Daah-furka Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayadka Dowladda Islamarkaana uusoo diyaariyay Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta lagu soo Bandhigtay Magaaladda Muqdisho
Xaflada waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro Xildhibaano iyo masuuliyiin ka socdey hay,adaha caalamiga ah ee Soomaaliya Kaalmeeya waxaana si qoto dheer looga hadley Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayadka Dowladda
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani