Dhismaha Hoolka Shirarka Degmada Baydhabo Oo La dhagax dhigey.

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Holaalkaan oo noqon doono kuwa lagu qaban doono shirarka looga hadlaayo hormarinta adeegyada bulshada degmada baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah maan u dhagax dhigey Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arimaha gudaha DKG iyo Gudoomiyaha degmada Baydhabo ahna duqa Magaalada

Goobta dhegaxdhiga oo goobjoog ay ka ahaayeen masuuliyiin ka kale oo kale oo ka tirsan maamulka degmma ayaa ugu horeyn waxaa ka hadley Agaasimaha waxda dhulka dowlada hoose ee degmada Baydhabo

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here