Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ardayda Machadka Al-Micraaj Gaar ahaan kuwooda barata Caafimaadka Guud iyo Seyniska ayaa Loo qabtey Tababar Practical ah oo Ku saabsan qeybaha uu jirka aadanaha uu ka kooban yahay iyo shaqooyinka ay qabtaan si Ardeyda loo baro maadama ay yihiin Xirfadlayaal Caafimaadka
Maalmaha uu socdey Tababarka ayaa waxaa inta badan si wadajir ah Ardeyda uga faaideysatey iyagoo ku qaadanayay Xarunta Jaamacada Ganaane ee Magaalada Baydhabo Muhiimadana ay tahay kor u qaadista Aqoonta Ardeyda Caafimaadka ka barata Machadka Al-Micraaj
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady