Shir-sanadeedka Horumarinta Gobalka Sh.hoose Oo Lagu soo gaban gabeeyey Afgooye

0
4

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Shirka sanadlaha ee gobolka shabeelada hoose oo ay ka qeyb galaan maamulka degmooyinka gobalka ayaa waxaa sanadkaan lagu qabtey degmada Afgooye. sanadkaan ayaa waxaa shirkaasi ka qeyb galey saraakiisha ciidanka qalabka sida ee ku sugan gobolkaasi ayadoona sanadkaan diirada lagu saarey arimaha amaanka iyo howlgalada ka socda gobolka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here