Qaadista Jidgooyo taalay Deegaanka Laan-cadaad Gobolka Hiiraan Oo Lagu guuleystay.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mid kamid ah Beelaha Dega degmada Matabaan ayaa waxey ku guuleysteen qaadista jidgooyo taalay deegaanka Laan-cadad degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo kaashanaya Maamulka degmada.

Dadka Safarleyda ah ee isticmaaala Wadada dheer ee Xiriirisa Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa dhib weyn ku qabey jidgooyoyinka ay dhigteen dhalinyaro ka soo jeeda Beeshan qaadista ku sameeysay Jidgooyahan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here