Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) dhismaha garoonka Kubada Cagta ee degmada boosaas oo ay Socotey mudo labo sano iyo ku dhowaad ah ayaa hada waxey u Muuqataa mid ku dhow dhismaheedi meel gabo gabo ah oo aad u Wanaagsan ayidoona ay qeybo muhiim ah ay ka qaaten Mas’uulyiinta Maamulka Puntland gaar ahaan wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha maadama ay muhiim tahay dhalinyarada in laga garab istaago waxyaabaha ay muhiimka u Arkaan sida arimaha ispoortiska.
Waxaana garoonkaani uu martigelin doona Kooxoyin Kala Duwan ee ka dhisan degmada iyo degmooyinka kale ee Maamulka Puntland hadii dhowaan la wada dhameystiro inta dhiman Dhismaha iyo Qalabkii looga tala galey.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir