Ardey baratay Maadooyin kala duwan Oo Xaflad loogu qabtey Baydhabo.

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabaddan oo ahayd Mid ay ka qalan jebinaayeen Ardeyda ka aflaxdey Iskuulka Al-huda Educational College, kuwaas oo bartay Culuumta Caafimaadka, Computerka , English-ka, iyo Maadooyiinkale ayaa waxaa lagu qabtay Baydhabo.

Waxaa Munaasabaddan oo soo qaban-qaabiyey Maamulka Machadka Al-huda Educational College, ka qeyb-galay Bahda Caafimaadka iyo Waxbarashada, Waalidiin, Ardeyda Magaalada iyo Marti sharafkale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here