Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Boqolaal ka Mid ah Ardeyda Wax Ka Barat Jaamacad Plasma ee magalada baydhabo ayaa waxey si toos ah Uga Bilowdey Imtixaaka Bartamaha simisterka Mid-Term-ka ayigoona filashadooda tahay In ay ka keeni doonan natiijo wanaasgana maadama ay in mudo ah soo wadeen waxbarshadooda imtixaankanina uu yahay mid ay wax badan kaga faiidi donaan si ay sare uga qaadan aqoontooda.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir