Saldhiga Booliska Degmada Wisil Oo Xarigga laga jaray

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Saldhigan ayaa loogu tala galay in ay ka howl galaan Ciidanka Booliska Degmada Wisil oo ka shaqeynaya Nabad geliyada Bulshada iyo Horumarinta Amniga oo qeyb ka ah Mashruucan Xasilinta oo kor loogu qaadayo Kaabayasha Muhiimka ah ee loogu adeego Shacabka wuxuuna ka kooban yahay Qolal dadka lagu xiro kuwa damcadaha lagu qaado iyo Xafiisyo ay ka howl galayaan Saraakiisha

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here