Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Deegaanka Beerguduud Ee Gobolka Hiiraan oo kaa shanaya Hey’adaha Amaanka Dowlada iyo Odoyaasha dhaqanka ayaa ku guuleystey in ay qaadaan isbaaro taalo Deegaanka qabno kuwaas oo lagu dhibaateyn jirey Shacabka iyo Gaadiidleyda wadadaas isticmaasha marar badana ay dadku Cabsha soo gudbiyeen
Inta badan Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe ayaa waxaa yaala wadooyinka Isbaaro oo ay dadku dhibaato badan ku qabaan qaar kamid ah Odoyaasha dhaqanka iyo Saraakiisha Ciidanka oo Warbaahinta la hadlay ayaa marka hore soo dhaweeyey isbaarada la qaadey waxay kaloo ka digeen in mar kale la soo dhigo ka Cidii dhigtana talaaba Sharciga waafaqsan laga qaadi doono.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady