Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Hirshabelle ayaa Tababar u qabatey Haweenka ku dhaqan Degmada Jowhar kaas oo ku saabsan ka qeyb-galka Haweenka, Nabadda iyo Amniga doorka ay ku leeyihiin iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan sidii wax loogu qaban lahaa
Furitaanka Tababarka ayaa waxaan goob joog ahaa Madax ka tirsan Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Hirshabelle iyo qeybaha kala duwan ee Haweenka Degmada Jowhar si Haweenka ay qeyb uga noqdaan Nabada iyo Amniga dalka.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi