Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmooyinka Shibis Xamar weyne Iyo Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa waxey si toos ah looga Bilaawey Barnaamijka Isdiwaageinta Dad dadweeynaha ee Codkooda ka dhiiban lahaa Doorashada dalka ka dhici Doonta ee Codeynta Cod iyo Cod ah Taasi oo Mudo sanadooyin Fara Badan ka dib ay Suuragal Noqodey In dib looga Bilaaba Dalka gaar ahaan Magalada Moqdisho e Caasimada Dalka soomaliya.
waxaana Goobaha Diwaangeinta laga bilaabey isu soo Buux Dhaafiyey qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmooyinka Ayigoona ay goob joog ka ahaayeen Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka qaranka Xubnaha Kale ee Gudiga iyo Saraakiisha Aminga ee u taagan Sugida amaanka Bulshadooda.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir