Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladan oo isugu jirtey Mid shahaada lagu gudoon siinayay islamarkaana lagu wareejinayay Haween iyo Dhalinyaro loo Tababaray Barnaamijka Tamarta Qoraxda Solar Energy ee ay Qabteen Qaar ka mid ah Hay’adaha ka howlga Magalada Baydhabo iyo wasaradaha Xanaanada Xoolaha KGS Iyo Tan Fadaraalkaba.
Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galey Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, Aqoonyahano Macalamiin Madax ka kala Socotey Hay’addaha Qeybta ka ahaa Tababarka iyo Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir