Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Midowga Ardeyda Konfurgalbeed ayaa Tababar ardayda looga diyaarinayey imtixaanka Dowladda ee fasalka Sideed u qabtey Ardeyda Sanadkaan galeysa Imtixaanka Shaadiga ah ee Sanad dugsiyeedka Sanadkaan
kulanka oo lagu qabtey jaamacada Zamzam qeybteeda Baydhabo ayaa waxaa ugu horeyn ujeedka kulankaan loo soo qaban qaabiyey ka hadley ustaad Cali Nuur Xasan Maxamed Maamulaha Daaarul-kheyr ee Baydhabo
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani