Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Magalada garoowe ee xarunta dowlada Puntland lagu qabtey munaasabada lagu daahfuraayey Xarunta Hoyga barbaarinta Caruurta iyo Barashada Kubada Cagta oo aan horey looga baran degmada iyo degaanada hoosyimaadana taasi oo ay xirgeliyeen qaar ka mid ah wax garadka ka soo jeeda degaanada oo kashanaaya wasarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland.
Waxaana munaasabada furitaanka ka soo qeyb galey wasiiro xildhibaano ganacsato waxgaradka magalada waladiin d=haween dhalinyari iyo qaar ka mid ah masullinta firadooda aheyd xirgelinta xaruntaani.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir