Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Roobkii ka da,ay Magaalada Baydhabo iyo Deeganada kale ku hareereysan ayaa wuxuu ahaa mid dadka iyo duunyada kuwada diirsadeen taasoo mudo lagu jirey Kuleyl daran sidaa darteed Nimca kasta Nusqaateeda ayay leedahay oo waxay Saameyn ku yeelatay dadka nugul
Suuqa tumaasha Baydhabo oo ah meel ay ku shaqeystaan Farsamayaqaanada sameysta agabka kala duwan waxay hada wajahayaan dhibaata adag kadib markii goobtii ay ku shaqeysanayeen Biyo kaga fariistey hadana aysan heynin wax shaqa Nolol maalmeedka ka raadsan jireen halkaan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady