Mashruuc Iftiimin ah laga hirgeliyay Xaafada Barwaaqo Degmada Baydhabo Oo la dah-furey

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabada Lagu dah-furaayey Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo ee lagu Guulaystay in la gaarsiiyo Korontada BECO kaas oo loogu tala galay dadka degan Deegaankaas dhawaan la dhisey qeybna ka tahay daadejinta Adeegyada Dowlada

Dah-furka Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda KG Wasiiro Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, Madaxda Hay’addaha Mashruucan Taageerey iyo Madaxda Shirkada Beco Madaxweynaha ayaan si rasmi ah u dah-furey

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here