Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Diinsoor Ahmed Adan Ali waxaa uu xabsiga dhaxe ee magalada baydhabo gaarsiiyey joodarooyin iyo marwaaxadooyin oo uu uga tala galey Maabiista ku jira xabsiga dhaxe
in laga warhayo Maxaabiista ku jirta Xabsiyada ayaa mid Muhiim ah tahay lana siiyo daryeel ku filan oo ay Xuquuqdooda ka mid tahay islamarkaana loogu tala galay Xabsiga uu noqdey mid ay ku dareemaan Naxriis iyo daryeel kadibna Beri ka soo baxaan iyagoo ka tanaasuley iwxii dembi ah lagu xirey.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir