Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Samakaal oo kamid ah kuwa Gaarka ah ee ka shaqeeya Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu ku guuleystay qaliin lagu sameeyay haweeney muddo dheer la dhibbaneyd buro kaga taallay dhanka iyo makaanka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday