Dhalinyaro La Baray Adeegsiga Tiknoolajiyadda Oo Shahaado Lagu gudoonsiyay Hargeysa.

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) 280 Ardey oo ah Dufcadii Sedaxaad ee baratey Tiknoolajiyada ayaa xaflad shahaadooyin lagu gudoon siinaayey ayaa waxaa ka qeybgaley Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiisha ciidanka Maamulka Soomaaliland

Tababarkan oo socdey mudo ayaa waxaa Ardeyda lagu baraayey farmsamooyin la xiriira cilid bixinta Camerooyinka Amniga, ilaalinta Xogta Dolwada iyo sameyn qalb isgaarsiineed oo si gaar ah loo barey Ardey ka socotey dhanka Ciidanka

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here