Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga Hirgaliyey Xaruun Cafaimaad Ee Cusub oo loogu Magacdarey Daryeel Medical Center oo ah goob Umuliso ah sidoo kalena lagu Daaweeyo Cudurada Haweenka.
Xaruuntan Cafaimaad oo Cusub Ee Daryeel Medical Center ayaa waxaa lagu qalabeeyay Qalab Caafimaad oo Casri ah, kuwaas oo lagu daryeelo Dadka kuwa Bukaan socodka ah.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday