Waaxda Gurmadka Deg dega ah Gobolka Banaadir Oo Gawaari lagu wareejiyey

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa kormeeray Waaxda Gurmadka Degdegga ah laguna soo Bandhigay Gaadiid cusub oo Dab Damis ah kuwaasi oo loogu tala galay in Bulshada loogu gurmado markii ay jiraan Qataraha Masiibooyinka Gudoomiyaha ayaa warbixin laga siiyay shaqooyinka ay Waaxda dabdemiska heyso

Ujeedka Kormeerka Gudoomiyaha ayaa ah sidii loo tayeyn lahaa Waaxda Dabdemiska uu Muhiim u ah Badbaada Shacabka dhinacyada Gaadiidka Agabka Ciidanka ka shaqeynaya Xaruntan Agaasimaha Howlaha Guud Ee Gobolka Banaadir Abdirashiid ayaa sharaxaad ka bixiyey waxyaabaha ay waaxdan qabato

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here