Mashaariic hormarineed Laga Hirgeliyey Deegaanka Qeydaro gobolka Mudug Oo Xariga Laga jaray.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo Galmudug oo ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jaray mashaariic laga hirgaliyay deegaanka Qeydaro ee gobolka Mudug.

Mashruucaan oo iskugu jirey Dayactirka Ceelal biyoodyo iyo Hirgalinta Nalalka Cadceeda ka shaqeeya ayaa waxaa hirgalintiisa iska kaashadey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here