Kalluumeysatada Magaalada Boorama Oo Wacyigelin Loo Sameeyey

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isuduwaha Wasaarada Kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee Gobolka Awdal ayaa kormeer lagu dar-dar galinaayo shaqada ku soo maray ganacsatada Kalluunka ee Boorama sida ay u ogaadeen Xaalada ganacsatada Kaluunka Boorama

Wasaarada Kaluumaysiga iyo khayraadka badda Soomaalialnd ayaa wado daldaalo lagu tira koobayo Kaluumeystada Soomaaliland si loo ogaado xaalada iyo tirada Kaluumeysatada guud ahaan Soomaalialnd

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here