Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda koonfur Galbeed Soomaaliya Abdullahi Haji Hasan oo uu wehlinaayo Gudoomiyaha Gobolka Bakool mohamed ahmed mohamed ayaa Degmada Waajid ku daah-furey Daahfurka Dib udhisida Golaha deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.
Waxaana goob joog ka ahaa Gudoomiyaha ku meel gaarka ah ee degmada Waajid maxamed macalin yuusuf iyo ku xigeenadiisa mas’uuliyiin ka socotey Hay’addaha ka howlga degmada odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir
Audio Player